Warar

Bangal (RH)-Galbeedka gobolka Bangal ee waddanka India, ayaa dadku ka argagaxeen dhacdo ka dhacday taas oo lamaane ku noolaa gobolka ay ku kaceen, sida ay qortay warbaahinta gudaha ee dalka India.

Lamaanahaan ayaa iibiyay wiilkooda oo sideed bilood jir ahaa, si ay u iibsadaan taleefanka ay soo saarto shirkadda Apple ee nuuciisu yahay iPhone 14.